Malmaha soconayaa mid waa mid gooniya
adiga un is maaree marag dhigo waxaagoo
mowdku intuusan kuu iman maal gali
naftaadoo cibaadada ku maashee
muran hagalin salaadahaha mulki sii naftaadoo
maal iyo murtiba reeb umacnee aduunkoo maal gali naftaada
mowdku yuusan kuu iman adigoon mirnaba gali
🤩😘😚
ReplyDelete