Guul walba waxaa ku gaarsiin kara allah wax walba oo uu allah kuu qoray majirto
cid kaa badali kaa badalikarto hadii uu kuu qoray inaa guulaysatana caqabad walba
allah ayaa kaa hor wareejin doona oo kuu fududayn doona
waxaad ku gaari kartaa allah oo aad u dhawaato iyo dadaalkaga
ALLOW NA GARAB QABO AMIIN